Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha Shilinka Soomaaliga Ee Ka Taagan Gobollada Dhexe ee Dalka “Dhageyso”

admin by admin
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiir Bayle ”Bil walba inaan shacabka u gudbino horusocodka W. Maaliyadda waxay qayb ka tahay barnaamijka daahfurnanta Dowladda”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayuu uga hadlay xiisadaha ka aloosan gobollada dhexe ee ku aadan diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga ah.

“cabashooyinka aan hada maqleyno waa in lacago cusub oo lasoo daabacay ay dadku ka biyo diidsan yihiin anaga lafteenu waa ka biyo diidsannahay waxa aan u sheegeyno dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa soo daabacay lacagtan waa iney ka waantoobaan ficiladan oo shacabka Soomaaliyeed lagu dhibaataynayo waana nasiib daro talaabooyinka noocaan ah”ayuu yiri Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026

Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in daabacaada lacagahan oo sharci darada ah ay ka mid tahay dambi la galo kuwooda ugu waaweyn waayo kuwa ku kacaya waxey dhibaateeynayaan malaayiin shacab Soomaaliyeed islamarkaana xukunnada ka dhalan karta ay dil ka mid tahay.

Wareysiga waxa uu sidoo kale Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle kaga hadlay qorshaha Wasaaradda Maalliyadda ee ku aadan shilinka Soomaaliga iyo in ay waajib tahay in dalka uu yeesho lacag cusub.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Maalliyadda oo Dhameystiran :-

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/07/WAREYSI-WASIIRKA-MAALIYADDA-XUKUUMADDA-SOMALIA-C.RAXMAAN-DUCAALE-BEYLE-OO-KA-HADLAY-LACAGAHA-FAALSADA-AH-IYO-QORSHAHA-DOWLADDA-OK.mp3
Previous Post

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada Oo Ku Saabsan Wadajirka Dhalinyarada Soomaaliyeed “Dhageyso”

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Ee Muqdisho Ka Furmaya Maanta “Dhageyso”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta  Oo 20 Saxafiyiin ah tababar u soo xiray

Wasiirka Warfaafinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Ee Muqdisho Ka Furmaya Maanta “Dhageyso”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In