Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad Shabaab ah oo duleedka Kismaayo lagu Xasuuqay (SAWIRRO)

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad Shabaab ah oo duleedka Kismaayo lagu Xasuuqay (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Jubbaland ayaa maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku laayay deegaanka Lugloow oo dhinaca Waqooyi magaalada Kismaayo ka xiga qiyaastii 17-KM.

Saraakiisha Jubbaland ayaa warbaahinta u soo bandhigay Maydadka Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay dagaalka ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo iyo Hubkii ay siteen.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026

Sidoo kale Saraakiisha Jubbaland ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalkaas ay ku dileen 12-ka mid ah Maleeshiyada Nabad iyo Nolol diidka ah ee Al-Shabaab.

Axmed C/laahi Ciise (Gaas)ย oo ah Taliye ku xigeenka hayโ€™adda Nabadsugidda Jubalandย ayaa sheegay in ciidamadu weerar qorsheeysan la beegsadeen maleeyshiyaad ka tirsan Shabaab oo isku abaabulay howdka deegaanka Lugloow, kuwaas oo doonayay inay dhibaateeyaan shacabka Jubbaland.

Madaxweynaha JFS ayaa horay ugu baaqay dhalinyarada ay qaldeen Maleeshiyada Al-Shabaab in la cafinayo hadii ay isku soo dhiibaan dowladda Soomaaliya.

Waxaa jira in ka badan 50-dhalinyaro ah oo ay dagaalada iyo dhibaataynta Shacabka u adeegsan jireen Al-Shabaab oo iyagoo ka faaโ€™iidaysanaya Cafiska Madaxweynaha isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka Furmay (SAWIRRO)

Next Post

Wasaaradda Amniga oo Amaro soo saartay

Next Post

Wasaaradda Amniga oo Amaro soo saartay

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In