Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kula dar daarmay xubnaha Aqalka Sare inay si wanaagsan u gutaan waajibaadkooda.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa sheegay inay jiraan howlo badan oo haatan horyaala golaha.