Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

( Daawo Sawirro ) Gudoomiyaha Barlamaanka oo gaaray South Africa

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
( Daawo Sawirro ) Gudoomiyaha Barlamaanka oo gaaray South Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa soo gaaray dalka South Africa halkaa oo uu kaga qeybgali doono shirka Gudoomiyaasha Barlamaanada Afrika oo sanadkiiba mar la qabto kaa o lagu qabanayo xarunta barlamaanka Africa.
Gudoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Johannesburg kusoo dhaweeyay madaxda Safaarada Soomaaliyeed ee ku leedahay dalka South Africa oo uu ugu horeeyo Danjire Jamaal Maxamed Barrow iyo madax ka socotay Barlamaanka Africa.
Soo dhaweynta kadib ayuu Gudoomiye Maxamed sheikh Cusmaan jawaari ayuu warbaahinta Qaranka kula hadlay qeybta so dhaweynta madaxda ee garoonka diyaaradaha magaalada Johannesburg waxaana uu ka warbixiyay socdaalkiiisa  uu ku yimid dalkaan South Africa.
” Waxaan South Africa u soo gaarnay inaan kaga qeybgalno Shirka Barlamanada Afrika oo ka furmayo Johannseburg,waxaana loogu hadlayaa arimo badan oo khuseeya Qaarada gaar ahaan arimaha dhalinyarada iyo horumarinta Qaarada waxaan sidoo kale rabnaa inaan la kulano Jaaliyadda Soomaalida ee Dalkan” ayuu yiri Gudoomiye Jawaari.
Waxaa gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari sheegay mudada uu joogo d
Dalkaan South Africa in uu kulan la qaadan doono qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida ee ku nool dalka South Africa una kuur gali doonaan xaalada nolosha iyo ganacsiga isla markaana talo iyo fakar is waydaarsi uu la sameyn doono.
Abdullaahi Qorshe
Previous Post

Dhageyso”Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tagaya kulanka Baarlamaanka

Next Post

Daawo Sawirro” Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirro” Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho

Daawo Sawirro" Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In