Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Benaadir oo dib u howlgelinayo Dugsiga 15 May

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Benaadir oo dib u howlgelinayo Dugsiga 15 May
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuulย  taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed, ayna ka aflaxeen arday aad u tira badan oo si lacag la’aan ah wax ugu bartay, kana mid ahaa xarumaha waxbarasho ee ay saameeyeen bur burkii dalka ayaa la qorsheynayaa in dib u dhis lagu sameeyo.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan waxa uu balan qaadayย  in Degmooyinka Gobolka Banaadir laga hirgelin doono xarumo waxbarasho oo lacag la’aan ah, si loola dagaallamo jahliga, isla markaana ay fursado waxbarsho u helaan muwaadiniinta Soomaaliyed ayaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed iyo qunsulka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya waxey xariga jareen dib u howlgelinta Dugsiga Hoose, dhaxe iyo Sare ee 15-May.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada Seynab Maxamud Warsame sheegtay in iskuulkan uu ka midyahay iskuulaadka caanka ah, ayna ku dadaalayaan sidii markale dib loogu soo celin lahaa adeegyadii bulshada loogu sameyn jiray.

Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada Gobolka Benaadir Cabdulaahi Cilmi Xaaji (Ereg ) oo ka mid ahaa ardaydii ka aflaxday Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee 15-May ayaa sheegay in iskuulkan uu yahay mid taarikhi ah, isla markaana uu ku faraxsanyahay howsha bilowga ah.

Qunsulka dowladda Masar u fadhiya Soomaliya Tamer Safwat Al-Mahdyย  waxa uu sheegay in bisha Sepmter ee sanadkan 2017 dib loo howl gelin doono iskuulka 15-May.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa tilmaamay in Dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee 15-May uu yahay mid si lacag la’aan ah wax loogu baran doono, isla markaana Degma kaste xuruma wax barasho oo lacag la’aan ah laga hir gelin doono.

Dhan kale Maamulka Gobolka Benaadir ayaa kormeer ku tagay xaruntii hore ee Ubaxa ama dhirta Dowladda Hoose ee Degmada Warta Nabadda, iyagoo u kuur galayay sidii looga shaqeyn lahaa dib u soo nooleynta xaruntaasi si bulshada Soomaaliyed ay u helaan gooba ay ku dalxiis tegaan oo ay ugu nastaan.

Previous Post

Wasiir C/raxmaan Xoosh oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub-Sawirro

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta 5-3-2017

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In