Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo markab oo shil ku galay Dekedda Berbera xili 1 milyen oo Ari ah laga dhoofinayo halkaasi

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Labo markab oo shil ku galay Dekedda Berbera xili 1 milyen oo Ari ah laga dhoofinayo halkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shilkani ka dhacay Dekedda magaalada Berbera ayaa yimiod kadib markii xalay ay isku dheceen labo markab oo halkaasi ku xirnaa, mas’uuliyiinta Soomaaliland ayaa sheegay in mid kamid ah labadaasi markab uu waxyeelo aan badneyn gaartay, markii oo dhinac ka dolooshmay.

Horumar ballaaran ayaa ka soconaya dekedda magaalada Berber ee Soomaaliland, kadib markii uu sii kordhay dhaq dhaqaaqa dhanka ganacsiga ah.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Sanadkan gudihiisa ayaa waxaa la filayaa in 1 milyen oo neef oo ari ah loo dhoofiyo qaar kamid ah wadamada Khaliijka iyo Boqortooyada Sucuudiga, maadaama la joogo waqtigii Xajka.

Axmed Xaaji C/llaahi oo kamid ah mas’uuliyiinta wasaaradda xanaanada xoolaha ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in sanadkan 1 milyen oo neef oo ari ah dibadda loo dhoofinayo.

“Dekedda Berbera waxaa ka soconaya dhoofinta xoolaha ee sanadkan, 1milyen oo neef oo ari lab ah ayaa loo iibgeynayaa dibadda, midka dediga ah kuma jiro,wadamada Sucuudiga,Cumaan, Yeman iyo wadamo kale ayaa loo iibgeynayaa, hadda in kabadan 700 oo kun ayaa la dhoofiyay”, Sidaasina waxaa yiri Axmed Xaaji C/llaahi.

Magaalada Berbera ayaa waxaa kuyaala sedex Maxjar oo loogu talagalay in lagu ogaado caafimaadka xoolaha, ayadoo mas’uuiyiinta Soomaaliland ay sheegeen in caafimaadka xoolaha halkaasi laga dhoofiyo uu caafimaadkoodi si aad ah loo hubiyo.

SONNA

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay Masar-Sawirro

Next Post

Wefdi ka socda Galmudug oo gaarey degmada Hobyo

Next Post
Wefdi ka socda Galmudug oo gaarey degmada Hobyo

Wefdi ka socda Galmudug oo gaarey degmada Hobyo

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In