Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Belgiumka oo toogtay Nin Asalkiisa Soomaali yahay oo mindi ku dhaawacay askar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Booliska Belgiumka oo toogtay Nin Asalkiisa Soomaali yahay oo mindi ku dhaawacay askar

A police officer stands at a cordon after police arrested a man carrying a knife outside Buckingham Palace in London, Britain, August 25, 2017. REUTERS/Hannah McKay TPX IMAGES OF THE DAY

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska magaalada Brussels ee Dalka Belgiumka ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay in uu toorey ku dhaawacay labo kamid ah Militariga dalkaasi, kadib markii uu si kedis ah u weeraray.

Ninkan oo 30 sano jir ahaa, oo haysta dhalashada dalkaasi, ayaa Asal ahaan la sheegay in uu soo jeedo Soomaaliya sida ay warbaahinta caalamku ay baahinayso, waxaana askarta uu mindida uu ku weeraray uu soo gaarey dhaawac fudud.

Related posts

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026

Dacwad oogayaasha dalkaasi ayaa sheegay in ninkan oo aan horey lagu aqoonin falalka Argagixisanimo uu ku dhawaaqayay Allahu Akbar, xiligii uu weerarka ka geysanayay meel dad badan ay socdeen oo waddo laami ah.

Go’aanka falkani ayaa loo wareejiyay maxakamada heer Federaal ah, Haweeney Afhayeen ah oo u hadashey maxakamadda Federaalka Dalkaasi ayaa sheegtay in falkaasi loo aqoon saday in uu yahay isku day fal Argagixisanimo..

Duqa magaalada Brussels Philip Close ayaa sheegay in uu jirey heegan ballaaran oo amaanka la xiriira, waxaana Amaanka dalkaasi siweyn loo adkeeyey wixii ka dambeeyey weerarkii ka dhacay magaalooyinka Paris  2015 iyo  Brussels  2016.

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaraha XFS oo London kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Next Post

Duufaan ku dhufatay Mareykanka iyo Dowladda oo ku dhawaaqday musiibo Qaran

Next Post
Dhageyso Wareysi dhinacyo badan taabanayo oo lala yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

Duufaan ku dhufatay Mareykanka iyo Dowladda oo ku dhawaaqday musiibo Qaran

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
0

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In