Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Duulista ee Afrika iyo Bariga Dhaxe (Dhageyso)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Duulista ee Afrika iyo Bariga Dhaxe (Dhageyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Magaalada Sharma Shiiq ee Dalka Masar uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Duulista ee Wadamada Afrika iyo Bariga Dhaxe.

Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka Wasiiradda Duulista ee Afrika iyo Bariga dhaxe looga hadlaayey Amaanka Duulista Hawada oo uu sheegay in ay Soomaaliya Muhiimada Gaar ah u leedahay.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Wasiirka ayaa Sheegay in shirka ay kasoo baxeen Qorsheyaal loogu talagalay sidii amniga lagu sugi lahaa iyo sidii looga hortagi lahaa Waxyaabaha sababi karo Amni darradda.

Sidoo kale Wasiirka ayaa la kulmay Dhigiisa Dowladda Masar oo uu kala hadlay iskaashiga labada dal iyo Sidii ay garab inoogu siin lahaayeen sidii aan usoo kaban lahayn ayadoo uu Wasiirka Duulista ee Masar balan qaaday in ay Soomaaliya soo gaarsiin doonaan heerka ay ayaga hadda joogaan.

Hoos Ka Dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/08/warka-wasiirka-gaadiidka.mp3
Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u sameynayo Sharciga Gadiidka Wadada(Dhageyso).

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Cape Town

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Cape Town

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Cape Town

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In