Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Israa’iil oo qafaashay 800 Caruur Falastiin ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Israa’iil oo qafaashay 800 Caruur Falastiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa hay’adda arrimaha maxaabiista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen  caruur tiradoodu dhan tahay  800.

Caruurtan ayaa la sheegay in Ciidamada Israa’iil ay siyaabo kala duwan u qafaasheen iyagoo qaarkooda loo geystay tacadi oo lagu furay Rasaas Nool iyo waliba xadgudboyo kale oo ka baxsan bani’adanimada.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026

Bayaan uu soo saaray Madaxa Hay’adda arrimaha maxabista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayuu ku sheegay in caruurtaasi qaar ka mid ah ay qabaan dhaawacyo halis ah oo loo geystay markii la qafaalanayay,wuxuuna cadeeyay in xadgudubyada ay Ciidamada Israa’iil  kula kacaan dadyowga reer Falastiin ay tahay mid cad ,iyadoo Caruurta Falastiin ay si joogta ula kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo uga imanaya dhanka Ciidamada Israel.

Wuxuuna ku baaqay in mujtamaca dawliga iyo ururada kale ee u dooda xuquul insaanka ay si deg deg ah wax uga qabtaan dhibaatoyinkaasi aan soo carabaabnay ee Israa’iil ay kula kacayso dadka reer Falastiin,talaabadasi oo ka dhan ah qanuunka caalamiga ah.

Madaxa hay’adda arrimaha maxabista Falastiin Ciisa Qaraaqic, wuxuu ka loo cadeeyay in Makmadadaha Israa’iil ay  ku ganaaxaan Caruurta falastiin %100 lacag aad u tira badan oo aan awoodin inay iska bixiyaan isla markaana lagu xukumo xabsiyo dhaadheer oo aan xamili Karin caruurtaasi aan qaan gaarka aheyn.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda oo Ka qeyb galay Shir looga hadlayey Hormarinta Cadaalada iyo Xiriirka Garsoorka Afrika (Dhageyso).

Next Post

Maxkamadda Sare oo war kasoo saartay Mudadda Garsuge-nimada Maxbuuska.

Next Post

Maxkamadda Sare oo war kasoo saartay Mudadda Garsuge-nimada Maxbuuska.

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In