Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxo Soomaali ah oo tartan kubadda cagta ah kuwada Ciyaaray Dalka Masar “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kooxo Soomaali ah oo tartan kubadda cagta ah kuwada Ciyaaray Dalka Masar “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan ay ka qeyb galeen ilaa afar kooxood oo ka wada dhisan xaafadda Soomaalida ay u badan tahay  ee Ardu  luuba la yiraahdo ayaa lagu qabtay Magaaladda Qaahira ee Dalka Masar,  waxaana ku guuleystay koobka kooxda brothers all stars, kuwaasi oo 5-2 kaga badiyey kooxda Tawakal oo kulankii kama danbeeysta ahaa  xalay wada ciyaareen.

Koobkan oo ay  qaban qaabisay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar ayaa waxaa ka qeyb galay Qunsulka Safaaradda  Mudane Towfiiq Axmed oo goob joog ka ahaa kulamdii la soo ciyaaray oo idil ayaa waxa uu dhalinyaradda Ururka Sooyaal ku dhiira galiyey inay sii laba jibaaraan shaqada ay u hayaan Bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

“Aad baan ugu faraxsanahay inaan kasoo qeyb galo tartan kubadda cagta oo ay soo qaban qaabiyeen Urur dhalinyaro ah, kuwaasi oo jecel iney u addeegaan Bulshadda xaafada Ardu luuba Degan, waxaana idinku dhiira galinayaa in dadaalkiinna uu kaliya noqon mid kooban, waxan u hambalyo u diaraya kooxda brothers all stars oo nasiib u yeelatay in koobka ay ku guuleystaan waxaana dhalinyarada kooxda Tawakal ee laga badiyay leeyahay tani waa bilow fiican, waxaana insha allah dhici doono koobab kasii ballaaran ee haka niyad jabina ciyaaraha”. Ayuu yiri Mudane Towfiiq Axmed

Tartankaan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee loo qabto dhalinyarada ciyaaraha ee Magaalada Qaahira, waxana uu gogol dhig u yahay tartamo kale oo si guud loogu qaban lahaa dhammaan kooxaha kasoo jeeda xaafadaha ay soomaalida dagan yihiin ee qaahira.

Previous Post

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq dhar ah gaarsiisay Maxaabiis Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo kormeer ku tegay suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo kormeer ku tegay suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo kormeer ku tegay suuqa Xoolaha "SAWIRRO"

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In