Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: G/ Gobolka Galguduud oo sheegay in ay ka shaqeynayaan horumarka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: G/ Gobolka Galguduud oo  sheegay in ay ka shaqeynayaan horumarka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Galguduud ayaa sheegay in looga baahan yahay qeybaha kala duwan ee bulshada kuna nool Gobolka galguduud ee bartamaha Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan horumarka gobolka ayna ka hortagaan wax kasta oo caqabad ku ah hanaanka iyo horumarka Galguduud.

Nuur Axmed Xasan Gudoomiyaha Gobolka Galguduud oo la hadlay Radio muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ka dal baday bulshada Gobolka in ay kala shaqeeyaan Maamulka horumarka iyo xasiloonida Gobolka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Gudoomiyaha  ayaa tilmaamay in ay jiraan dad ka shaqeynaaya xasilooni darada Gobolka taasina ay tahay arrin aan loo dul qaadan karin ayna tahay in bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Maamulka Gobolka oo iskaashanaaya ay ka hortagaan dadkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso G/Nuur Axmed Xsan:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/WARKA-AWOOWE-Guddoomiyaha-GGalguduud-oo-ka-hadlay-xaaladda-Amni-ee-gobolka-8-October-2017.mp3

Previous Post

Dhageyso+ Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo sheegtay in ay wado Qorshayaal looga hortagaayo Saamaynta Abaarta

Next Post

Wasaaradda Difaaca XFS oo sheegay in la xoojinayo dhismaha Ciidamada Qaranka

Next Post
Wasaaradda Difaaca XFS oo sheegay in la xoojinayo dhismaha Ciidamada Qaranka

Wasaaradda Difaaca XFS oo sheegay in la xoojinayo dhismaha Ciidamada Qaranka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In