Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu Diray ehelada,Asxaabta, qaraabada, iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed, dadkii u waxyeeloobay mashaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho taasi oo ay Ku nafwaayeen dad aad u fara badan oo waxba aan galabsan, waxaana dadkii Ku dhintay uu eebe uga baryay In naxariista jano uu ka waraabiyo kuwa dhaawaca ahna uu caafimaad taam ah uu siiyo.
Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...











