Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Imaaraadka Carabta oo Tacsi u diray Ehelada dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso Faah faahinta qaraxii galabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda
Soomaaliyeed ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi
tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii
eheladooda ku dhintey Qaraxii wuxuushnimada ahaa ee arxanlaawiyaasha oo
shalay xasuuqa ugu geeysteen cadawga Magaalada moqdishu gaarahaan aga
gaarka Zoobe KM5, kaasoo ku nafwaayay boqolaal Shacabka Soomaaliyeed oo
aan waxba galabsan, kuna dhawaceen boqolaalkale, wuxuu ahaa fal argagax
badan kana fog diinteena suuban iyo damiirka bani adanimo, waxaan ilaaheey
uga baryeeynaa intii dhimatey in janadiisa fardawsa ilaaheey kawarabiyo intii
dhaawacanteyna ilaaheey siiyo Caafimaad deg deg ah.

Allah u naxariistee Haddaba, annagoo ka murugeysan, kana tiiraanyeysan
masiibadaasi qaran, ayaa waxaan laqeybsaneeynaa xanuunka iyo damqashada
umadda soomaaliyeed ilaaheeyna waxaan uga baryeynaa in uu naxariistiisa jano
kawaraabiyo, qabrigoodana waasac uga dhigo intii ku dhimatey, qoysas kii
ehelladooda iyo asxaabtii ay ku waxyeeloobeena samir iyo iimaan ka siiyo intii
dhawac ahna ilaaheey boqsiiyo.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

 Aamiin.

Previous Post

Qeyb qaar kamid ah dhaawacyadii oo loo qaadayo Turkiga-Sawirro

Next Post

Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Next Post
Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In