Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxii Soobe

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxii Soobe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya Drs Faowsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegtay inay ka go,an tahay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya.

Drs Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaantay in ay wadashaqeyn buuxda ka dhaxayso Wasaaradda Caafimaadka iyo Xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026

Wasiirka ayaa u mahad celiyay dhamaan wadamada Caalamka ee usoo gurmaday Soomaaliya oo ay ka dhacday Masiibo qaran taasoo ay waxyeelo xooggan kasoo gaartay Shacab Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhacayso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/fowsiyo-abiikar-nuur.mp3
Previous Post

DAAWO MUUQAAL:- Lagu Soo Bandhigayo Baaxadda Qasaare Iyo Qeybaha Ay Kala Ahaayeen Dadkii Ku Shahiiday Qaraxii Zoobe

Next Post

DEG DEG Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

Next Post
DEG DEG Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

DEG DEG Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In