Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad bax balaaran oo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dibad bax balaaran oo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo dhacay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan shacabka reer Muqdisho ayaa maanta waxaa ay dhigeen banaan baxyo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyada Shabaab oo 14-kii bishan xasuuq ka geystay Isgoyska Zoobe oo dad badan ay ku waxyeeloobeen.

Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran waxaana la arkayay dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo ka careysan fililada guracan ee Al-Shabaab.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Dadkani oo wejiyohoodi laga dheehan karay sida ay uga soo horjeedaan dhibaatada Shabaab ayaa ku dhawaaqayay hal ku dhigyo ku qotoma Shabaab dooni mayno iyo ereyo kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare, Mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Mudane Thaabit Cabdi Maxamed iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb qaatay dibad bax looga soo horjeeda Shabaab oo ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta ee Benaadir Stadium, halkaasi oo ay isugu soo baxeen kumanaan dad ah oo ka kala yimid 17-ka degmo ee gobolka Benaadir.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Gurmad Qaran ee dhacdadii 14-kii October “SAWIRRO”

Next Post

Dhibane Faadumo ‘Wuu isoo wacay, isagoo ii sheegay in lacag Biil ah uu ii soo dirayo!” Dhacdo xanuun badan

Next Post
Dhibane Faadumo ‘Wuu isoo wacay, isagoo ii sheegay in lacag Biil ah uu ii soo dirayo!” Dhacdo xanuun badan

Dhibane Faadumo ‘Wuu isoo wacay, isagoo ii sheegay in lacag Biil ah uu ii soo dirayo!” Dhacdo xanuun badan

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In