Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWA SAWIRRADA: Banaan bax ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Buuhoodle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
DAAWA SAWIRRADA: Banaan bax ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Buuhoodle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaanbax loogu baroordiiqayay dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Soobe ee bartamaha Muqdisho ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle, kaasi oo ay ka qayb qaateen shacabka Buuhoodle, Cuqasha iyo qaybaha bulshada  ee ku nool Bouhoodle.

Dadkii isu soo baxa ka qeyb galay ayaa watay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo looga soo horjeeday maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana intii ka qeybgashay ay sheegeen inay ka xunyihiin falkii wuxuushnimada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Sidoo kale culimaa’udiinkii iyo qeybaha kale ee ka qeyb galay waxa ay si wada jir ah ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed iyo Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay hal meel uga soo wada jeestaan argagixisada Al-Shabaab.

Dhamaan dadkii isugu soo baxay magaalada Buuhoodle ayaa Alle uga baryay intii ku dhimatay weerarkii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay Shabaab ku xasuuqeen shacab aan waxba galabsan.

Maxamed Cali Bile  Buuhoodle

Previous Post

Madaxda Qaranka oo hadalo dar daaran ah u jeediyay kumanaan dadweyne ah oo isugu soo baxay Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye Taabit oo caawa kumanaan dad ah kula hadlay Isgoyska Zoobe

Next Post
Guddoomiye Taabit oo caawa kumanaan dad ah kula hadlay Isgoyska Zoobe

Guddoomiye Taabit oo caawa kumanaan dad ah kula hadlay Isgoyska Zoobe

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In