Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi.

Warqadan ayaa dowladda Australia ugu baaqaysa in ay ka dheeraato siyaasadaha madaxwayne Trump.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026

Warqadan oo ka kooban hal bog ayaa ka digeysa waxa loogu yeeray tillaabooyiinka arxan darada iyo qayro masuulnimada ah ee maamulka madaxwayne Trump oo ku baaqaya cunaqabatayn ka dhanka ah Kuuriyada waqooyi iyo difaacida mab’da kowaad ee Mareykanka ee ku dhisan xorriyadda.

Warqadani ayaa lagu soo gabgabaynayaa eedeyn loo soo jeedinayo madaxwayne Trump oo ay Kuuriyada waqooyi ku eedeysay in uu caalamka u wado dhanka musiibo Niyukleer.

Rai’sul wasaaraha Australia ayaa sheegay in warqadan furan loo diray dhowr dal islamarkana ay dalkiisa ka soo gaartay safaarada Kuuriyada Waqooyi ee Indonesia.

Warqadan ayuu ku tilmaamay waxyaabaha ku qoran in ay ka kooban yihiin cabasho iyo caro ayna tahay calaamad muujinaysa in uu shaqaynayo cadaadiska Dublamaasiyadeed ee ka dhanka ah Kuuriyada waqooyi.

Previous Post

Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Kuwait oo si ku lul u weerartay dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin “SAWIRRO”

Next Post
Kuwait oo si ku lul u weerartay dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin “SAWIRRO”

Kuwait oo si ku lul u weerartay dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In