Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha SONNA oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha SONNA oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan Haybe oo ku sugan Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxaa uu booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Jidah ee Dalka Sucuudiga.

Wafdiga ayaa wuxuu booqday qeybaha ay ka koobantahay Qunsuliyadda, wuxuuna u kuurgalayey sida ay u shageyso iyo adeegyada kala duwan ee ay u heyso jaaliyadda soomaaliyeed ee Boqortooyada Sucuudiga kunool waxaana ku wehliya Ibraahim Maxamuud Axmed Azhari oo katirsan howlwadeenada Wakaaladda SONNA.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Waxaa halkaasi ku  soo dhaweynayey qunsul ku xigeenka safaaradda Soomaalioya ee Sucuudiga Mudane Axmed Nuur Diiriye Xoghayaha koowaad ee Safaaraddaasi ee dhinaca arrimaha bulshada Nuur Maxamed Gaata iyo mas’uuliyiin kale.

Mas’uuliyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga iyo Wefdiga Agaasimaha SONNA uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii Wakaaladda iyo safaaradda ay isaga kaashan lahaayeen baahinta wararka muhiimka u ah bulshada iyo adeegyada loo hayo Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Marxuum Cabdiraxmaan Buraale oo ku geeriyooday qaraxii zoobe kana tegay 10 carruur ah

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo "SAWIRRO"

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In