Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Khayre”Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay in Dowlad Goboleedyada ay kala shaqeysa dowrkoodi ku aadan dhismaha Dowladnimo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre”Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay in Dowlad Goboleedyada ay kala shaqeysa dowrkoodi ku aadan dhismaha Dowladnimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Madaxwaynaha Hirshabeele , waxuuna balan qaaday in uu kala shaqayn doono dib-u-heshiisiinta, Is-cafiska, Kalsooni abuurista iyo dib-udhiska dhamaan shacabka ku dhaqan Hirshabeele iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

“Munaasabadani waxay ku soo aaday iyadoo dalkeenu uu ku jiro tacsi tiiraanyo leh, dhacdadii 14-kii bishan waxay noo sheegaysaa in ay ahayd tusaale aan ka baranayno dhibkii na soo maray, waxayna isku soo dhawaynaysa quluubteena, sidoo kalena hadii uu jiray waxyar oo khilaaf ah waan in aan ilownaa ” Ayuu yiri R/W Khayre.

Related posts

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026

Hadalkan ayuu jeediayay xili uu ka qeybgalayay munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Hirshabeele,waxaana Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu cadeeyay in madaxda dawladda dhaxe ee Soomaaliya ay diyaar u yihiin in mar walba ay Maamul Goboleedyada dalka kala shaqeynayaan soo dhisada hay’adaha dawladda, sugida amniga iyo horumarinta deegaaanadooda, si nidaamka federaaliga ah hoos loogu daadajiyo.

R/W Khayre ayaa sidoo kale tilmaamay in nidaamka federaalisimka uu yahay go’aan ay qaateen shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan ka shaqeynaynaa in aan xoojino federaalisimka dalka, si loo sameeyo maamul baahin, dadkuna ay uga faa’idaystaan adeegyada dawladnimo.

Hadalka Ra’iisul Wasaatraha ayaa ku soo beegmaya xili ay jiraan aragti kaladuwanaansho siyaasadeed oo u dhexeysa Dowladda Dhexe iyo Dowlada Goboleedyada,waxaana hadalka raiisul wasaaraha uu u muuqda mid muujinaya isku soo dhawaansho iyo wadatashi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa dhawaan ugu baaqay madaxda maamul goboleedyada in 28ka bishan ay shir isugu yimaadaan magaalada Muqdisho,si ay uga wadatashadaan arrimaha masiiriga ah ee Dalka,si loo gaaro yoolka uy hiigsanayaan bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiiyay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso

Next Post
Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso

Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In