Monday, May 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo Caawa Soo Gaaray D.Warsheekh Iyo Xaflad Lagu Soo Dhoweynayo Oo Socota + Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo Caawa Soo Gaaray D.Warsheekh Iyo Xaflad Lagu Soo Dhoweynayo Oo Socota + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Caawa  soo gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay degmada.

Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweyne Waare ayaa waxaa qeyb ka ahaa Marwada Madaxweynaha Hirshabelle, Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle, Guddoomiyaha Baarlamaanka Wasiiro,Xildhibaanno ka tirsan Maamulka, iyo mas’uuliyiin kale waxaana Xarunta Degmada Warsheekh ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kale duwan oo ugu horeyo Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) Xildhibaanada Qaranka Drs Mina Xaaji Sibbis Culimo’udiin, Odayaal iyo qeybaha kale duwan ee ku dhaqan Degmada Warsheekh.

Related posts

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdigiisa ayaa Caawa waxaa Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayo loogu sameeyay islamarkaana hadda ay ka socotaa xarunta Maamulka Degmada, waxaana ku sugan goobta xafladda fanaaniin iyo barbaarta gaashaaman oo ku soo bandhigay heeso ka turjumaya nimcada eebe uu ku maneystay hirshabelle iyo Qaranimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo Marwadiisa ayaa caawa ku hoyanaya Magaalada Warsheekh, iyo sidoo kale dhamaan Mas’uuliyiinta la socda, waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka.

—–Dhamaad——

Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadweynaha Madaxtooyada Dowladda Hirshabelle

Previous Post

Daawo mid ka mid ah dhibaatooyinka ay shacabka Soomaaliyeed u geysteen kooxda naxariista daran ee Al-shabaab.

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In