Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Xasan Cali khayre oo booqday dhaqaawacyadii la geeyay Ankara

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Xasan Cali khayre oo booqday dhaqaawacyadii la geeyay Ankara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booday qaar ka mid ah dakii ku dhaaawacmay Qaraxii 14 bishaan ka dhacay KM5 ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

MudaneΒ Xasan Cali Khayre oo booqosho rasmi ah ku jooga Dalka Turkiga kulamo kala duwana la qaatay Madaxda Dalka Turkiga ayaa booqday qaar mid ahaa dadkii dhaawacu kasoo gaaray masiibadiiΒ  horaantii bishaan Octobar ka KM5 si uu ugu guur galo xaaladda Caafimaad ee ay ku sugan yihiin.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Kormeerka R/wasaare Xasan Cali uu ku tagay Xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Magaalada Ankara ahna Caasimadda Dalka Turkiga Dowladda Turkiga ayaa waxaa ku wehlinayay Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

R/wasaare Xasan Cali ayaa kaga mahad celiyay Dowladda Turkiga sida ay kaga qeyb qaadatay Caawinta muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay Qaraxii Maleeshiyaadka nabad diidka Al shabaab 14 bishaan ka geysteen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska 14 Octobar EX Soobe kuwaasoo la geeyay Dalka Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa ahayd Dowladdii ugu horaysay ee Gurmad Caafimaad u fidisay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxaana jiray in dhaawacyadii ugu badnaa loo qaaday Dalkooda.

R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dhawaan gaaray Dalka Turkiga isagoona inta uu joogay wadankaasi kulamo kala duwan la qaatay Dhigiisa iyo Madaxeynaha Dalka Turkiga kuwasoo ka wada hadlay xoojinta iyo adkaynta Xariirka labada Dal waa Soomaaliya iyo Turkiga.

Previous Post

Wasiir Beyle” Canshuurta waa inaan bixinaa si aan u helno Amni,Caafimaad iyo Waxbarasho”,

Next Post

Wasiir Amniga XFS oo Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga

Next Post
Wasiir Amniga XFS oo Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga

Wasiir Amniga XFS oo Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In