Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray garoonka diyaaradaha Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray garoonka diyaaradaha Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Adan, Guddoomiyah Baarlamanka Koonfur Galbeed iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka ayaa maanta booqdey qeybaha uu ka koobanyahay Garoonka Diyaarahada ee magalada Baydhabo oo dayactir ay ku socoto.

Wafdiga ayaa waxa ay soo kormeereen qeybaha uu ka koobanyahay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, iyagoo indho indheeyay sida ay u socoto howlaha dib loogu dhisayo garoonka.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

February 25, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in garoonka magaalada Baydhabo loo habeyn doono sida kuwa caalamiga ah oo kale.

Markii uu soo dhamaaday booqashada wafadiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa Telefishinka Koonfur Galbeed la hadlay Wasiirka Gaadiidka, Dhulka iyo Cirka ee Koonfur Galbeed Mudane Cabdullaahi Aadan Axmed (Cabdullaahi Black ) oo sheegay in kormeerka wafdiga ay ahayd sidii a ugu kuur geli lahaayeen hanaanka ay u socoto shaqada dib loogu habeynayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo.

Garoonka ayaa la qorsheynayaa in uu shaqeeyo xiliga habeenkii ah sida ay xaqiijieen maamulka howsha loo xilsaaray.

Qore: Feysal Dhaayow Xuseen

Previous Post

Galmudug oo dib u habeyn ku sameyneyso howlaha shaqo ee Garoomada diyaaradaha

Next Post

Madaxweynaha oo daah furay shir wareegga Nabadgelyada Degmooyinka Gobolka

Next Post
Shirka wadatashiga oo arrimo badan looga hadlay “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo daah furay shir wareegga Nabadgelyada Degmooyinka Gobolka

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
0

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

February 25, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ay qabteen uga hadlay tallaabooyinka lagu wiiqay dhaqaalihii baadda ahaa...

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
0

    WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar...

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026
0

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In