Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Jobkey oo iska bari yeeshay War dhowaan lagu faafiyey Wargeys Uganda ka soo baxa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Jobkey oo iska bari yeeshay War dhowaan lagu faafiyey Wargeys Uganda ka soo baxa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Jaamacadda Jobkey ayaa iska bari yeelay war maalmo ka hor lagu faafiyey wargeyska New Vision ee ka soo baxa dalka Ugandha kaasoo ku saabsanaa in Jaamacada Stafford ee dalkaas ku taalla ay shahaadooyin Master degree ah ka iibisay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlada Somalia, loona soo mariyey Jaamacada Jobkey ee magaalada Muqdisho.

War-saxaadadeed ka soo baxay Maamulka Jaamacada Jobkey uuna ku saxiixnaa Maxamed Xasan Doob oo ah madaxa qeybta waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadan (Master Degree) ayaa lagu sheegay ineysanba jirin wasiiro iyo xildhibaano wax ka barta faraca Jaamacada Stafrord ee Muqdisho amaba horey uga qelin jebiyey, ayna been abuur yihiin wararka la faafiyey.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Halkan hoose ka akhriso

Previous Post

Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaalanka musuqa

Next Post

R/Wasaare Khayre oo ka qeybgalay kulan loogu duceynayay Jenaraal Cali Shariif

Next Post
R/Wasaare Khayre oo ka qeybgalay kulan loogu duceynayay Jenaraal Cali Shariif

R/Wasaare Khayre oo ka qeybgalay kulan loogu duceynayay Jenaraal Cali Shariif

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In