Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Dhalinyarada Adeega dhiig bixiyaasha ee ka howlgala Gobolka Banaadir+Sawiro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Dhalinyarada Adeega dhiig bixiyaasha ee ka howlgala Gobolka Banaadir+Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026

Kulankaan oo Wasiirka Waarfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska  Xukumada Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow  kula kula qaatay xafiiskiisa dhalinyarada adeega dhiig bixiyaasha ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ku wehlinayay agaasimaha telefeshinka qaran  iyadoo laagu hadlayay wacigalinta muuhimada uu leeyahay in la ogaado qofka dhiigiisa nuuca uu yahay sido kale  hiigsiaga dhalinayaradaan ayaa ahaa in la helo bangiga dhiiga ee ssomaaliya oo anan shaqeyna ka dib bur burkii dalka

Axmed Cabduqadir Maxamed oo ah Gudomiyaha Gudiga dhalinayarada adeegaha dhiig bixiyaasha ee Gobolka Banadir iyoAsmo C/casiis Xasan oo ah madaxa arrimaha bulshada ayaa waxay ka hadleen muhimada adeega dhiiga iyo waxa ku dhaliyay in ay ururkaan aas aasaan.

‘’’Waxaayabaha aan dar dargelineyno waxaa ka mid qof walbo oo maanta usameysan ID oo ku qoran magaciisa nuuca dhiiigiisa iyo nambarkiisa sii loo ogaado hadii si deg deg ah loogu baahdo”Ayuu yiri Axmed Cabdiqaadir oo ah Guddoomiyaha Guddiga dhalinyarada Adeega dhiig bixiyaasha Gobolka Banaadir.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukumada Sooomaaliya Eng: C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa u mahad celiyay dhalinyaradaan waxaa uuna amaanay fikirkaan adeega dhiiga iyo sidii loo heli lahaa Bangiga dhiiga oo ay laheyd soomaaliya.

‘’’Waxaan aad ula dhacay sida ay ku bilaaben ama daraasaad ugu sameenyeen jaamacadaha iyo meelaha muhiimka ah iyadoo in la ogaado qofka nuuca dhiigiisa uu yahay iyo in la ogaado in lo baahanayahy bangiga dhiiga” ayuu yiri Eng: Yariisow.

Previous Post

Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan Weerarkii Soobe+Sawiro

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey xubin ka mid ah Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dastuurka, loogana hadlay Heshiiska Xaquuqda Carruurta iyo arrimo kale.

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey xubin ka mid ah Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dastuurka, loogana hadlay Heshiiska Xaquuqda Carruurta iyo arrimo kale.

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey xubin ka mid ah Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dastuurka, loogana hadlay Heshiiska Xaquuqda Carruurta iyo arrimo kale.

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

May 26, 2026
0

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
0

Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In