Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Urur dhallinyaro ah oo u istaagay wacyi gelinta bulshada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya oo saaka laga ciidayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Uruurka  Dhallinyarada  Soomaaliyeed ee dhiig bixiyaasha Gobolka Banaadir  oo kashanayaan Maamulka Gobolka ayaa waxa ay  u istageen in dib loo soo celiyo Bankiga dhiiga oo muddo dhowr iyo labaatan sano ah aan dalka ka shaqeen.

Sidoo kale Dhallinyaradan ayaa wacyigalin waxay ka wadaan magaalada Muqdisho  taasi oo ujeedkoodu yahay  in la ogaado nuuca qafkasta dhiigiisa uu yahay si hadii dhibaato u timaado looga faa’iideysto dhigiisa asigo lasocda  nooc uu yahay  dhiigiisa (blood type)

Related posts

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026

Guddoomiyah Guddiga dhallinyarada Adeega dhiiga ee Goblka Banaadir Axmed Cabdulqaadir Maxamed  ayaa sheegay in adeegan uu muhiimad balaran u leeyahay Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana qofkasta oo ay ogadaan dhigiisa  ay sinayaan aqoonsi (ID) uu ku qoranyahay magaciisa iyo nuuca dhigiisa uu yahay.

Qaar ka mid ah dhalliyarada ogaaday dhiigooda oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa waxa ay sheegeen inay aad ugu faraxsanyihiin in maanta wixii ka dambeeya ay yaqaaniin nuuca uu yahay dhiigooda, si ay ugu deeqaan bulshada qofkii u baahda dhiiga ay yihiin.

Previous Post

Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Cayaartooyda Jaaliyadda Melbourne oo ka adkaaday Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Next Post
Cayaartooyda Jaaliyadda Melbourne oo ka adkaaday Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Cayaartooyda Jaaliyadda Melbourne oo ka adkaaday Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Benaadir "SAWIRRO"

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In