Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo khudbad ka horjeedinaya Golaha Shacabka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo khudbad ka horjeedinaya Golaha Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka maanta ay leeyihiin xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya  waxaa iyo khudbadada uu jeedinayo guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti.

Maxamed Cali Xaamud Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti  ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka qeyb galo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka isla-markaana uu Khudbad ka horjeediyo Xildhibaanada Golaha Shacabka,taasi oo uu kaga hadlayo arrimo dhowr ah.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Waxaa khudbadda uu Maanta ka horjeedin doono Xildhibaanada Golaha Shacabka lagu wadaa in uu ku soo hadal qaado Xariirka ka dhaxeeya Labada Baarlamaan ee Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti iyo sidoo kale taageerada Dowladda Jabuuti ay la garabtaagan tahay Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed,taasi oo haatan u muuqataa in ay tahay mid muuqata.

Mudane Maxamed Cali Xaamud Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa isla shalay socdaal gaaban ku tagay Magaalada Beled-weyne,halkaasi oo uu ku booqday Ciidamada Jabuuti,waxaana socdaalkiisa ku wehliyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.

Horey waxaa Soomaaliya u yimid guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arna’uud Cali oo waqtigaasi khudbad ka jeediyay kulankii baarlamaanka Soomaaliya

Previous Post

Donald Trump oo sheegay in aysan hub danbe siin doonin Kurdiyiinta Siiriya.

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in dowlaadda  Maraykankaa ay iska kashan doonan ladagaalanka argagixisada

Next Post
Madaxwaynaha Turkiga oo ku Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah.

Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in dowlaadda  Maraykankaa ay iska kashan doonan ladagaalanka argagixisada

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In