Wednesday, June 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu suna uga bilowday Jabuuti

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu suna uga bilowday Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay dadaalada lagu nabadeynayo deegaanada Galmudug,wuxuuna dhanka kale ka hadlay hadal maalmahaan la isla dhexmarayay oo ku aadan inuu khilaaf ka dhex taagan yahay madaxda Galmudug,balse wuxuu carabka ku adkeeyay iney heshiis yihiin madaxda Galmudug.

Dhinace kale, Cali Gacal Casir Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlayay Wada hadalada Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna uga furmay dalka Jabuuti ayaa sheegay in rajo wanaagsan laga qabo mira dhalka shirkaasi,islamarkaana muhiimadda ay tahay in la isku soo dhawaado.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Waxaa magaalada Djabuuti ee caasimada dalka Jabuuti wada hadalo uga bilowday Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna oo ku kala aragti duwan hanaan wadaagida maamulka Galmudug,waxaana shirkaasi dadka siyaasadda falanqeeya ay sheegayaan iney ka soo baxaan natiijo lagu farxi karo.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa ku sugan magaalada Jabuuti halkaasi oo ay wada hadal kula leeyihiin mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu suna oo ugu horeeyo madaxweynaha maamulka Ahlusanada Gobolada dhexe Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Previous Post

Shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo ka furmay Itoobiya

Next Post

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga XFS oo sirasmi ah xilkiisa loogu dhaariyay

Next Post
Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga XFS oo sirasmi ah xilkiisa loogu dhaariyay

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga XFS oo sirasmi ah xilkiisa loogu dhaariyay

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In