Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Michael Flynn oo qirtay Arrin laxiriirta xiisadda Ruushka iyo Mareykanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Michael Flynn oo qirtay Arrin laxiriirta xiisadda Ruushka iyo Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War haatan soo baxay ayaa sheegaya in Michael Flynn oo hrey u ahaan jirey Taliyihii arrimaha ammaanka ee madaxweyne Donald Trump in uu qirtay in uu been u sheegay hay’adda Sirdoonka Wadankaasi  Maraykanka ee FBI.

Mr Flynn ayaa lagu qasbay in uu shaqada isaga tago ka dib markii lagu eedeyeey in uu marin habaabiyay Aqalka Cad, taas oo ku saabsanayd kulamo uu la yeeshay saraakiil ka socota dalka Ruushka.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Mr Robert Mueller oo ahaa ergeyga gaarka ah ee baaritaanka farogalinta Ruushka ee doorashooyinkii dhacay 2016-kii ayaa lagu soo waramayaa in  Dacwadaha hadda loo heysto Michael Flynn uu isaga  ka keenay.

Warbaahinta Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in Michael Flynn uu isu diyaarinayo in uu bixiyo marqaati ku aadan wiilka uu sodoga u yahay Mr Trump Jared Kushner uu ka mid ahaa xubnaha sarsare ee xilligii kala guurka bixiyay amarka ah in xiriir lala sameeyo Ruushka.

Ninka dacwadda lo heysto Mr Flynn ayaa sheegay in uu la shaqayn doono gudiga baaraya faragalinta la sheegay in Ruushka ay ku sameeyeeen doorashadii mareykanka ee 2016,taasi oo keeni karta in ay sii kororto siyaasadda cakrin ee ka dhexeysa Mareykanka iyo Wadanka Ruushka.

Aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa War ka soo baxay lagu sheegay in Mr Flynn uusan cidna dambi ku qirin balse arrintani ay mid uun isaga qusayso.

Sanatar Mark Warner oo ah gudoomiyaha gudiga sirdoonka u qaabilsn aqalka sanetka ayaa sheegay in ay doonayaan in dadk Mareykanka ay ogaadaan faafaahin buuxda oo ku saabsan arrintan faragalint Ruushka iyo ciddii ku lug lahayd

Previous Post

Mareykanka oo go’aan ka gaari doona lahaanshaha Qudus

Next Post

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya

Next Post
Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo  Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In