Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj oo la kulmay Donald Trump iyo  Washintoon oo Taageertay heshiiska Siyaasadeed ee dalka liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Liibiya Wafiz Al-Sarraj ayaa Jimcihii kulan laqaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kulankasi oo kadhacay Aqalka Cad .

Al-Sarraj ayaa horay ula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Rex Tillerson, wuxuuna ka wada hadalnay sidii loo taageeri lahaa dadaalada Qaramada Midoobay ku doonayso  Arrimaha Gaarka ah ee D dalka Liibiya

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Gaassan Salameh ayaa waxa u sheegay . Tillerson in uu xaqiijiyay taageeradiisa buuxda ee dalka Soomaaliya ay uu hayan, iyo Xukuumadda Dib-u-heshiisiinta Qaranka iyo ballan-qaadkooda ku aaddan taageerada dadaalka dadka Liibiya si loo dhiso mustaqbal deggan, midnimo iyo barwaaqo. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono taageerada heshiiska siyaasadeed ee Liibiya ee lagu  saxiixay magaalada Morocco wuxuuna u arkaa in ay tahay qaabka kaliya ee xal siyaasadeed logu heli karo.
“Isku dayga ah in la mariyo nidaamkii siyaasadeed ee QM ay taageertay ay kenay  xalka milatari ee dalka Liibiya, waxaanay siinaysaa fursado uu fududeynay ururka Islamic iyo kooxaha kale ee argagixisada si ay ugu hanjabaan Mareykanka iyo xulafada kale,” ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Heather Naewert. Intii lagu guda jiray soo dhaweynta, Tilerson ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada Liibiya in ay si wax ku ool ah uga qayb galaan dhexdhexaadinta Qaramada Midoobay si ay “u horumariyaan geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta qaran oo ay aasaas u aheyd qabsashadii Liibiya si ay u abaabulaan doorashooyin heer sare ah.”

Fayezal Sarraj ayaa booqasho ku tagay Mareykanka Jimcihii xili u ku sugna Xoghayaha Difaaca James Matisse Al-Serraj.waxa uu wajahayaa dhibaatooyin ka dhan ah xaaladdo Amaan dalka Liibiya, tan iyo markii uu dhacay xukunkii Mucamar Al-Gaddafi sanadkii 2011

Previous Post

Michael Flynn oo qirtay Arrin laxiriirta xiisadda Ruushka iyo Mareykanka

Next Post

Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Next Post
Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In