Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartoyda Xulka G/Benaadir oo guul ka gaaray dhigooda Jubbaland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartoyda Xulka G/Benaadir oo guul ka gaaray dhigooda Jubbaland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay tartanka kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada, kaasi oo ka dhacay garoonka kubadda Cagta ee Stadium Koonis ee degmada C/casiis.

Cayaarta Xulalka kubadda cagta ee Gobolka Benaadir iyo Jubbaland ayaa waxaa daawashada ciyaarta ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi, Xildhibaanno, Xubno ka socday Dowlad Goboleedyada iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Tartankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galaya shanta maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, kuwaasoo labo qeyb loo kala qeybiyay.

Cayaartoyda Gobolka Banaadir iyo Jubbaland ayaa soo bandhigay cayaar ay aad u jecleysteen kumanaan qof ee ka soo qeyb galay cayaarta, waxaana  ciyaarta qeybtii hore ay ku soo gabo gabowday goolal la’aan.

Cayaarta ayaa waqtigii loogu talaglay waxa ay ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Xulka kubadda Cagta ee Benaadir, inkasta oo Xulka Jubbaland ay sameeyeen dadaalkasta oo ay ku bar bareyn kareen Xulka Benaadir, balse ma aysan noqon.

Xulka Gobolka Benaadir ayaa kulankooda ugu horeeyay ku daah furtay guul ay ka gaareen Xulka Jubbaland.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Next Post

Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Next Post
Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In