Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Haweenka G/Banaadir oo deeq lacag ah u qeybiyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ururka Haweenka G/Banaadir oo deeq lacag ah u qeybiyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lacago ay iska soo uruuriyeen Haweenka Gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa dhiira gelin looga dhigay Ciidamada ilaalinta magaalada Muqdisho,iyadoo mas’uuliyiin ka socota Haweenka Gobolka Banaadir socdaal ku soo maray qaar ka mid ah Isgoysyada magaalada Muqdisho.

Isgoysyada Haweenka Gobolka Banaadir ay xalay soo mareen waxaa ka mid ah Balaagsii,Baar ubax,Bakaaraha,Tarabuunka,Soobe,Numbar 4 iyo kuwa kale oo ay Ciidamada qaabilsan nabad galyada Muqdisho ay ku sugnaayeen.

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir,Jawaahir Barqab oo ay wehlinayeen Guddoomiyeyaasha Haweenka 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in deeqda lacagta ah ugu talagaleen iney ku dhiira geliyaan Ciidanka heeganka ku ah shaqada iyo iney dareesiiyaan iney la qeybsanayaan dhaxanta ay u joogaan difaaca shacabka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale,Jawaahir Barqab ayaa sheegtay in astaanka Qaranka ugu horeeyaan Ciidamada loona baahan yahay in mar waliba laga war hayo.

Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ayaa dadaal badan geliyay sidii shacabka Muqdisho ugu noolaan lahaayeen deganaasho iyo iney ka hortagaan kooxaha nabad diidka ee caadeystay iney dhiiga shacabka si fudud ku daadiyaan.

Previous Post

Ciidamada XD oo la Dejiyay inta u Dhaxeyso Ceelasha Biyaha iyo Afgooye

Next Post

Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:

Next Post
Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:

Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In