Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faah faahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faah faahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ka faah faahin ka bixiyay Xaaladda Amniga Deegaanka.

Xasan Isaaq Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay ayaa tilmaamay in ay wanaagsan tahay Amniga Deegaanka Goof gaduud iyo deegaanada kale ee hoos yimaada” isagoona sheegay in Goof gaduud ay ka howlgalaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

Guddoomiyaha Xasan Isaaq ayaa sheegay in ay qorshaynayaan Maamulka oo kaashanaaya Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo kuwa Darawiishta Maamulka Koonfur galbeed sidii Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab kuwaa soo dhibaatooyin kala duwan ku haya Shacabka Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Guddoomiyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/Wareysi-guddoomiyaha-Goof-gaduud-Xasan-Isaaq.mp3
Previous Post

Wasiirka W/Warfaafinta XFS oo si kulul u cambaareeyey dilka Wariye Maxamed Ibrahim Gabow

Next Post

Ruushka oo Ciidamadiisa kala baxaya Dalka Syria.

Next Post
Ruushka oo Ciidamadiisa kala baxaya Dalka Syria.

Ruushka oo Ciidamadiisa kala baxaya Dalka Syria.

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In