Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan dhismaha Gole deegaan oo ay yeeshaan Baydhabo iyo Baraawe oo la daah furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Baraawe oo codsaday in laga caawiyo arrimaha caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daahfurka Masharuuca Maamul dhisidda Degmooyinka Baraawe iyo Baydhabo waxaa ka qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed, Wasiirka Arrimha Gudaha Koonfur Galbeed, Xogayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrmaha Gudaha Federaalka, Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Doorashooyinka madaxa banaan iyo marti saharaf kale.

Cabdullaahi Cali Watiin Guddoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Guddoomiyaha Ururada Bulshada rayidka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Sheekh Cali iyo Malaaq Deeraw Yacquub oo ah Afhayeenka odiyaasha Dhaqanka ayaa waxaa si wadajir ah ay u soo dhaweeyeen in ladhiso Gole deegaan oo ay soo dooranayaan shacabka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Fadaraalka Cabdullaahi Ashaari iyo Wasiirka arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Cabdaladhiif Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sharaxay habraaca doorashooyinka Golaha Deegaanka.

“Wasaaradda Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta ee Koonfurgalbeed, iyada oo la kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka waxa ay la tashi la yeelatay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana la sameeyay sharuucda dowladaha Hoose, hadaba ujeedka laga leeyahay waa sameynta iyo dhameystirka Gole deegaan oo ay horey u soo yeelatay Degmada Xudur, si taa la mid ah ayaan rabnaa inaan halkan ka sameyno nidaamkaas” ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyah Baarlamanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo gabagabadii ka hadlay Daahfurka munaasabadda waxaa uu sheegay in shacabka iyo Dawladda oo wada shaqeeya ay keeni karto Maamul wanaag, loona baahanyahay in qof walibaย ย  kaalintiisa uu ka qaato sidii loo dhisi lahaa Maamulkan.

“Sidii dadku jecelyihiin ee 100% ma la heli karo, balse waxaan ku dadaaleynaa oo aan ka codsaneyna Wasiirka in wixii sharciga qabo la sameeyo oo la dhiso maamul ay shacabku soo doorteen, laga bilaabo shirka waa inoo furanyahay ee ku aadan dhismaha Gole deegaan oo ay yeeshaan Degmooyinka Baydhabo iyo Baraawe” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Mashruucsn Maaul dhisidda Degemooyinka Baydhabo iyo Baraawe oo ay iska kaashanayaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Heer Federaal tan Koonfur galbed iyo Waliba Hay ada Soomaali one ayaa waa uu qorshuhuu uu yahay in Gole deegaan oo dadku soo doorteen laga hirgeliyo ย Degmooyinka Baraawe iyo Baydhabo.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo shaaciyay in dabayaaqada bishan uu furmi doono shir muhiim u ah Afka Soomaaliga

Next Post

Xulka Kubadda Cagta ee Puntland oo u soo gudbay kama dambeysta tartanka

Next Post
Cayaartoyda Xulka G/Benaadir oo guul ka gaaray dhigooda Jubbaland “SAWIRRO”

Xulka Kubadda Cagta ee Puntland oo u soo gudbay kama dambeysta tartanka

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In