Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dastuurka XFS oo garowe ka furaya shirkii madasha wasaaradaha dastuurka Heer Federaal iyo Dowlad goboleed

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dastuurka XFS oo garowe ka furaya shirkii madasha wasaaradaha dastuurka Heer Federaal iyo Dowlad goboleed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland.

Wafdiga ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawlad Goboleedyada, Gudoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga, Agaasimaha Guud iyo Lataliyayaal sare oo katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee dawladda dhexe.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Dastuurka Puntland iyo masuuliyiin kale.

Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda la hadlayay ayaa ka mahadnaqay soo dhaweeynta wanaagsan ee loo sameeyay, sidoo kale waxa uu ka hadlay ujeedada safarka.

“Ugu horeeyn, waxa aan ka mahadcelinayaa soo dhaweeynta aadka u qiimaha badan ee na loo sameeyay, aad ayaan ugu faraxsanahay in aan markale soo gaaro Garoowe; waxa aan u nimid Garoowe in aan ka qaybgalno shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo sedexdii bilba mar qabsooma” ayuu yiri AVV Xoosh.

Gabagabadii, wafdiga ayaa ku sugnaan doona Garoowe maalmaha soo socda iyaga oo War-murtiyeed ka soo saari doono shirka madasha.

Previous Post

Golaha Amaanka QM oo diiday Go’aankii Trump ee Qudus

Next Post

Maamulka G/Banaadir oo codsaday In Lagu Soo Wareejiyo Amniga Caasimadda

Next Post
Maamulka G/Banaadir oo codsaday In Lagu Soo Wareejiyo Amniga Caasimadda

Maamulka G/Banaadir oo codsaday In Lagu Soo Wareejiyo Amniga Caasimadda

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In