Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdi ka socday Baarlamaanka Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Jawaari: Baarlamaannada Afrika waxay isku raaceen wax u qabashada dhallinyarada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Muqdisho booqasho jooga.

Kulankan soo dhoweynta ah ayaa maanta Guddoonka Golaha Shacabka ee JFS waxa uu magaalada Muqdisho ugu sameeyay wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Puntland oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno kale.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Sidoo kale Guddoomiyaasha Baarlamaanada Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeele ayaa kulankan ka qeyb galay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan  Jawaari ayaa sheegay in ay muhiim tahay wada shaqeynta golaha shacabka ee JFS iyo golayaasha sharci dejinta ee Dowlad goboleedyda, wxuuna kula dar daarmay in la joogteeyo wada shaqeynta isla markaana laga wada shaqeeyo horumarinta shuruucda dalka.

“Arrimo qaarkood anaga ma sharciyayn doono, mana qaadaneyno waxayna ku dhamaaneysa Madaxweynihiina iyo laanta fulinta oo idin soo jeediya iyo idinka oo meesha ku go’aamiya, Anaga kan aan sameyneyno waxa uu noqonayaa kaliya mid heer Federaalka ah, marka taas waxa ay keeneysaa awoodihii oo la baahiyay iyo labada Baarlamaan heer dowlad goboleed iyo heer Federaal oo si dhab ah u wada shaqeynaya” ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

 

 

Previous Post

Maamulka Koonfur Gaalbeed oo Haweenka ku wacyi gelinaya ka qayb qaadashada Golaha Degaanka “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In