Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu weyneynayo Aas-aaska Ciidamada Booliska oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu weyneynayo Aas-aaska Ciidamada Booliska oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad  si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa loogu dabaal degayay 74-aad guuradii kasoo wareegatay xiligii la aas-aasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ah ciidankii ugu horeyay ee laga dhisay dalka iyadoo lagu soo bandhigayay wax qabadka ciidanka Booliska ay u hayaan bulshada soomaaliyeed.

Minaasabada oo ka dhacday Xarunta Generaal Kaahiye ayaa waxaana kaso qeyb galay si haayaha Taliyaha Ciidanka Booliska,taliye ku xigeenka ciidanka booliska ,Saraakiil ,iyo leyli sargaal,kooxda baambeyda,iyo kooxda heegan oo heeso guubaabin ah aragtidooda ku gudbinayeen.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaaliye General Bashiir Cabdi oo ka hadalay daahfurka xaflada ayaa ka sheekeeyay horumarka ciidanka ay sameeyeen,wuxuuna sheegay kaalinta 18-aad ay Ciidanka Soomaaliyeed ka ka galeen aduunka,iyagoo waliba daruufo adag ku shaqeynaya.

Taliyahay ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Muqtaar Xuseen Afrax oo soo xeray munaasabada ayaa ciidanka ku aamanay dadaalka ay u hayaan umada sidoo kale kula dardaarmay in ay laba laaban shaqada haatane ay ciidanka booliska Soomaaliyeed ay isku biirsadeen lacago ay iska soo uruuriyeen dhamaan ciidanka booliska sidii qeybta waliyoow cade loogu qalabeeyo.

Munaasabadaan ayaa ahayd mid si gaar ah ay qabsadeen Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ay ku soo bandhigayeen waxqabadkooda,maadama 20-kii bishan la qabtay munaasabada weyn ee aas-aaska ciidamada Booliska oo ka soo wareegtay 74-sano.

Previous Post

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan xal u helidda dhibaatooyinka Gabdhaha Saxafiyiinta (SAWIRRO)

Next Post

Soomaalida Ohio oo soo dhoweeysay Dahir Omar oo u tartamaya Xildhibaan Xaafada 25 ee Columbus Ohio+Sawirro

Next Post
Soomaalida Ohio oo soo dhoweeysay Dahir Omar oo u tartamaya Xildhibaan Xaafada 25 ee Columbus Ohio+Sawirro

Soomaalida Ohio oo soo dhoweeysay Dahir Omar oo u tartamaya Xildhibaan Xaafada 25 ee Columbus Ohio+Sawirro

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026:  — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026
0

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In