Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DR C/qaasin Salaad Xasan oo shacaabka iyo siyaasiinta soomaaliyeed fariin u diray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
DR C/qaasin Salaad Xasan oo shacaabka iyo siyaasiinta soomaaliyeed fariin u diray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee Dowladda KMG ahayd ee Carta Dr.C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan Dalka Masar ayaa siweyn uga hadlay xaaladda dalka uu marayo iyo rajada laga qabo in dalka uu markale cagihiisa isku taago.

Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu horeyn ka hadlay waxyaabihii hor istaagay dowladii KMG ee uu hoggaaminayay,wuxuuna sheegay in burburka dalka ka dhacay uu sabab weyn u yahay in waxkasta ay qaataan muddo.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Siyaasiinta Soomaaliyeed,Dowladda Federaalka iyo Shacabka ayuu ugu baaqey in ay gacamaha isqabsadaan oo ay ka shaqeeyaan sidii loo xoojin lahaa hanaanka Dowladnimo ee dalka,isagoo xusay in uu dalka haatan waxbadan uu kaga duwan yahay xiligii uu talada hayay,wuxuuna xusay in Dowladda Federaalak Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedyada ay maamulaan guud ahaan Dalka.

Wuxuu Dr C/qaasim Salaad Xasan u ugu baaqay waxa uu ugu yeeray Siyaasiinta Mucaaradka ah in ay la yimaadaan aragti wax dhisaysa oo ay saxaan dowladda hadii qaladaad ay jiraan,balse aan loo baahnayn mucaarad ka shaqeeyan aragti Dal burburin iyo dowlada diidnimo ah mar uu lahadlayay VOA.

“Faa’idada aan helnay laga soo bilaabo dowladihii KMG ahaa ayaa kamid ah in dalka uu aqoonsi buuxa uu heley burburkii kadib,in calankii Soomaaliyeed laga taagay xarunta Qm iyo guud ahaan wadamada Caalamka,haatana waxaan rajaynayaa in Dalka iyo Dadkuba ay degaan,wadankasta oo burbur uu soo maray muddo ayay qaadataa in dib uu u soo kabmo,balse waxaa loo baahan yahay in qabyaalada meel la iska dhigo,oo laga shaqeeyo qaranimada Soomaaliyeed dib u soo celinteeda,taasina rajo weyn ayaan ka qabnaa”, Ayuu yir Dr C/qaasim.

Ugu dambeyntii wuxuu baaq uu u jeediyay guud ahan shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu yeeray in ay garab istaagan Dowladda si dowladdu ay cageheeda isku taagto,taasi oo uu ku tilmaamay in ay tahay wadada keliya lagu heli karo dowladnimo.

 

Previous Post

Ruushka oo lagu eedeeyay maraakiib shidaal ah in uu geeyay Kuuriyada Waqooyi

Next Post

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In