Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Cilmiyeed ku saabsan Tayeynta Waxbarashada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dood Cilmiyeed ku saabsan Tayeynta Waxbarashada dalka oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood Cilmiyeedkaan ayaa ku saabsanaaa sidii dib loogu soo celin lahaa waxbarshadii lacag la’aanta ee horay uu lahaan jiray dalka iyo manaajih tayo leh iyo sidii loo ogaan lahaa  tirade guud ee ardayda waxbarata iyo kuwa aana heysan fursadaha waxbarsho, kuuwaasi oo uu xaq u leeyahay muwaadin walbo in uu helo fursad waxbarsho.

Dood Cilmiyeedkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya Aqoonyahano Ardayda ka kala socoto Dhamaan Jaamacadaha ku yalaala Magaaalada Muqdisho waxaana madashaasi su’aalo lagu weydiiyay Wasiirka Waxabarashada Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Gudoomiyaha Jaamacadda Ummadaa Prof; Maxamed Axmed Jimcaale  ayaa sheegay in xalka kaliya ee dib loogu soo celin karo dalka Waxbarashadii lacag la’aanta ahayd ay tahay in la bixiyo canshuurta dalka,wax wanaagsan ay tahay in maanta Ardayda Soomaaliyeed ay ku fekeraan in la helo Waxbarasho tayo leh iyo fursado waxbarasho oo bilaash ah.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo ka jawaabayay su’aalihi tooska ahaa ayaaa ardayda ku dhiiri galiyay in ay sii wadaan hiigsiga waxbarshada, sanadkaan cusub bilaawgiisane ay Wasaaradda wado qorsho dib loogu hirgeliyay xarumo waxbarsho oo loogu talagalay in lagu horumariyo waxbarshada dalka.

Previous Post

Madaxwaynaha Maamulka Hirshabelle oo Amaar ku bixiyay  Hawlgal  lagu ciribtirayo  Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Next Post

Wasiir Yariisow oo shaaciyay Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2018-ka

Next Post
Wasiir Yariisow oo shaaciyay Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2018-ka

Wasiir Yariisow oo shaaciyay Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2018-ka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In