Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa hadda ka socota Muqdisho, iydoo ay ka qeyb-galayaan Munaasabadda Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.
Wasraadadda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Ku guuleystay in ay kobciso dhaqaalaha Dalka, iyadoo bixsay Mushaaraadka shaqaalaha Dowladda sida Ciidamada iyo shaqaalaha Rayidka taasoo keentay in hay’adda Lacagta Aduunka IMF iyo Beesha Caalamka ay Wasaaradda Ku amaanaan Hanaanka hufan ee ay Ku talaabsatay Sanadkii 2017-ka.
https://www.youtube.com/watch?v=DrDvcX4Odl4