Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjeega iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Shabeelada Dhexe

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Horjeega iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Shabeelada Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgala military oo ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab oo ka dhacay Gobolka SHabeelada Dhexe,kaasi oo argagixisada Alshabaab uu khasaare ka soo gaaray.

Howlgalka ayaa yimid markii maleeshiyada SHabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin deegaanka Haan Sheekh oo khayaas ahaantii 7 KM dhanka Waqooyi kaga aadan degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe,wariyaheena Abuukar Maxamed Bacaadle ayaa sheegay in horjooge katirsan Alshabaab lagu dilay howlgalkaasi.

Dahnka kale Taliye kuxigeenka ciidamada Darwiishta Hirshabeele Col. Aadan Cali ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in ciidamada Xooga Dalka ay kahsaare lagu gaarsiyay howlgalkaasi.

“Howlgaladii ayaa weli socda waxay isku dayeen in ay arbushaad ku soo qaadaan ciidamada Xogga Dalka iyo kuwa Hirshabeele’dhulka waa howd khasaare ayaa la gaarsiyay bals,si rasmi ah looma oga maadaama deegaano howd ah ay ku firxadeen,’ Ayuu yiri Taliye Aadan.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawaan sheegay in la qaadi doono howlgalo ka dhan ah Alshabaab la qaadi doono,iyadoo ay iskaashanayaan Ciidanka Xoogga Dalka,kuwa Darwiishta Hirshabeele iyo AMisom.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Doland Trump oo difaacay Caafimaadkiisa

Next Post
Doland Trump oo difaacay Caafimaadkiisa

Doland Trump oo difaacay Caafimaadkiisa

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In