Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha dariseynta oo si habsimi leh uga socota Degmada Heliwaa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ololaha dariseynta oo si habsimi leh uga socota Degmada Heliwaa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer howleed ku tegay qaar ka mid ah Waaxyaha Degmada Heliwaa oo ay ka socoto olalaha dariseynta degmada.

Guddoomiyaha ayaa xaafadaha uu kormeerka ku tegay waxaa ka mid ah Suuqa Xoolaha iyo Waxarcadde, isagoo soo indho indheeyay hanaanka ay u socoto Olaha dariseynta Degmada , isla markaana xog wareystay qaar ka mid ah howlwadeenada ku shaqada leh Ololaha dariseynta Degmada.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

“Waxaa si habsami leh Waaxyaha kala duwan ee Degmada Heliwaa uga socota Ololaha Dariseynta Degmada. waxaana maanta kormeer ku tagay Xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo Waxaracade oo si weyn ay uga socotay ololahaas, waxaan aad ugu mahad celineynaa dadweynha ku dhaqan xaafadahaas oo si habsami leh noola shaqeeyay” ayuu yiri Guddoomiye Cabdixakiin.

Qaar ka mid ah shacabka Degmada Heliwaa ayaa soo dhaweeyay Ololaha dariseynta, iyago tilmaamay inay diyaar u yihiin la shaqeynta howlwadeenada ku howlan barnaamijkan.

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ayaa markale ka codsaday shacabka Degmada inay xoojiyaan la shaqeynta Maamulka iyo hay’adaha Ammaanka.

Previous Post

Akhriso Liiska Wasiirada arrimaha Dibada ee Soomaaliya soo maray tan iyo 1960-kii

Next Post

Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka

Next Post
Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka

Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In