Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Gudoomiyayaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiil kale ayaa maalmahaan u joogay Gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo in ay soo afjaraan muranka gacanka hadalka ah ee deeganadaasi mudda ka jiray.

Ciidamo Isku dhaf ah oo ka socdo Booliiska iyo Military-ga ayaa laga hir geliyay magaalada iyadoo sidoo kale halkaas laga furi doono sidi ugu dhaqsiyaha badan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, si loo yareeyo qaladaadka ka dhici Kara ciidamada dhexdooda ama in aysan ku xad gudbin shacabka ku dhaqan halkaas.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Wafdiga saraakiisha ah ayaa socdaal ku maray suuqyada Gaalkacyo iyagoo dadka Kala hadlay in ay ciidamada Kala shaqeeyaan nabad gelyada.

Taliyaha Ciidmada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Gorod ayaa kula dar-daarmay Ciidamada isugu jiro Booliiska iyo Military-ga ee uu ku booqday Xarumahooda in ay ilaaliyeen nabad galyada ayna u dhimriyaan shacabka.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad Ee CQS G/sare Shuute ayaa isna dhankiisa uga digay ciidmada xad gudubyada, isagoo hoosta ka xariiqay in dhawaan ay furi doonaan qeyb Maxkamadda CQS hoos tagto oo ka shaqeyn doonto Cadaaladda, looguna tala galay in qofkasta oo qalad galo aan loogu naxariisan sharciga.

Gaalkacayo ayaa u qeybsaneyd muddo dheer laba dhinac oo dadka ay u dagaalmi jireen balse dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa dadaal badan geliyay sidii loo soo afjari lahaa colaadaha sokeeye ee dhiigga badani ku daatay.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In