Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo guddoonka gobolka Shabellada hoose oo Qoryooley lagu soo dhaweeyay.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo guddoonka gobolka Shabellada hoose oo Qoryooley lagu soo dhaweeyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan koonfurgalbeed   iyo maamulka  goblka shabellaha hoose ayaa gaaray degmada qoryooley ee gobolka shabellhaa hoose,

Ujeedka socdaalka ayaa ahaa sidii loo xalin lahaa qilaaf soo dhax galay ciidanka Madaniga degmada qoryooley  iyo sidii ay  ciidammda madaniga iyo maamulka degmada loo dar dargelin lahaaa wada shaqeyn tooda.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Gudoomiyaha  gobolka  shabellaha hoose ibraahim aadan cali najax ayaa sheegay in maamulka  gobolka iyo  masuuliyinta kale ay ku guulesteen  xalinta khilaaf soo kala dhex galay ciidanka Madinga degmada qoryooley

Wasiirka wasarada arimaha gudaha dib uheshiisinta iyo dowladaha hoose ee KGS  Maxamednuur Madoowe Nuunow ayaa tilmamay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeyo nabada iyo dib u heshiisiinta.

Xildhibaan Xassan Qoryooley iyo  senatar Cabdikaafi  Macalin Xasan ayaa bulshada degmada qoryooley iyo deeganda hoos yi,aada ugu baaqay in ay ilaashadaan nabada lana dagaalamaan argagixisada shabaab.

Maamulka gobolka shabellaha  hoose ayaa horay ugu guulestay in uu xaliyo khilaafyo soo kala dhex galay maamulada degmooyinka iyo bulshada ku dhaqan gobolka shabelaha hoose iyadoo iminka degmooyinka gobolka shabellaha hoose ay ka socdaan mashaaric  hormarineed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabatay Barnaamij lagu daah furayay habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabatay Barnaamij lagu daah furayay habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka+Sawirro

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabatay Barnaamij lagu daah furayay habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In