Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunat Gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026

Waxaana ku soo dhaweeyey magaalada Dhuusomareeb Sheekh Axmed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo kusugnaa magaaladaasi.

Amaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo amniga ay sugayaan ciidamo aad u farabadan.

Madaxweynaah ayaa lafilayaa in uu ka qeybgalo shirka lagu dhameystirayo heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna.

Previous Post

Shir ku saabsan siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

Next Post
Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In