Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay 5 ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabab iyo hubkooda kuwaasi oo laga soo qabtay deegaanka Manaas, oo ilaa 40 KM dhanka Galbeed kaga began magaalada Baydhabo.

Saraakiil ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in howlgal lagu soo qabtay maleeshiyaadkaasi oo watay,hub iyo Mooto Majaaj,kuwaasi oo hatan ku jira gacanta ciidamada amniga.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Waxaa ay sheegeen saraakiishu in ay u soo bandhigi doonaan warbaahinta ragga la qabtay iyo hubkooda waxaa sidoo kale ay sheegeen in ay burburiyeen saldhiyo ay Shabaabku ku lahaayen deegaano dhowr ah oo hoostaga magaalada Baydhabo.

Howlgalo lagu baadi goobayo maleeshiyaad kale oo baxsaday ayaa ka soconaya deegaanadii shalay ay dagaaladu ku dhexmaraay ciidanka Dowladda iyo koxda Alshabaab.

Previous Post

Wafuud kala duwan oo ku wajahan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la yeelanaya Masuuliyiinta Galmudug & Bulshada Dhuusamareeb

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In