Monday, June 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka W/faafinta XFS oo xarigga ka jaray Warggeyska Dalka dib u howlgelin lagu sameeyey

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka W/faafinta XFS oo xarigga ka jaray Warggeyska Dalka dib u howlgelin lagu sameeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo xarigga looga jarayay Warggeyska Dalka oo dib u howlgelin lagu sameeyey ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,waxaaan ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ahna sii hayaha xilka Wasiirka Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis,Agaasimaha Guud ee Wasaardda iyo agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda qaarkood.

Agaasimaha guud ee Wasaaradad Warfaafinta Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo ka hadlay xarig jarka ayaa sheegay in dib u howlgelinta Warggeyska uu waxweyn ka taridoono in bulshada Soomaaliyeed ay wax aqriyaan in badan si loo soo nooleeyo afka Hooyo ee Soomaaliga,isagoo xusay in Axad kasta uu soo bixidoono islamarkaan uu kamid yahay hay’adaha Warbaahineed Dowladda.

Related posts

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ahna sii hayaha xilka Wasiirka Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Warggeyska Dalka oo dib loo howlgeliyay.

Wuxuu sidoo kale sheegay Wasiirku in uu siweyn ugu faraxsan yahay dib u howlgelinta Warggeyska Dalka,isagoo bogaadiyay dardargelinta howlihi adeegga uu u hayay bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

Next Post

Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Next Post
Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha oo Ka Qayb Galay Kulanka Guddiga Fulinta ee INPDPA ee Turkiga

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha oo Ka Qayb Galay Kulanka Guddiga Fulinta ee INPDPA ee Turkiga

June 22, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In