Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka socota magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaayadda Xeebta Liido ee Beach View.

Kulanka soo dhoweynta ah ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, Xildhibaanada, waxgaradka iyo Dhaqanka Beesha Mudullood, waxaa lagu wadaa inuu hadal ka jeediyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. Yariisow.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa Eng; C/raxmaan Cumar Osmaan Yariisow u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,waxaana sidoo kale la magacaabay Guddoomiye ku-xigeenadiisa.

Odayaasha dhaqan ee ka qeyb galaya kulanka soo dhoweynta ayaa la filayaa iney hadalo ka jeediyaan Kulanka oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsan yihiin u magacaabista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng; Yariisow.

Previous Post

Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo Kulamo Garowe kula yeeshay Dhalinyarada iyo Haweenka+Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kulan layeeshay Gudoomiyahi hore (SAWIIRRO)

Next Post
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kulan layeeshay Gudoomiyahi hore  (SAWIIRRO)

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kulan layeeshay Gudoomiyahi hore (SAWIIRRO)

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In