Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay qaybyo qoraalka Awoodaha hay,addaha Cadaalada, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, Xeerilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Gudoomiyaha maxkamad sare ee dalka Ibraahiim Iidle Sulebaan, Wasiir ku xigeenka Dastuurka Dr Xuseen Cabdi Cilmi, Wasiirada Cadaalada Dawlad gobleedyada.

Kulankaan oo ahaa mid wadatashiga ah waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyadoo mudadii uu socday lagu dhageystay warbixin ay soo jeediyeen gudiga farsamada oo ku sabsaneyd Awoodaha  hay,addaha Cadaalada iyo sharuucda kalahageeysa Garsoorka iyo Maxakamada dalka.

“waxaan magacaawnay guddi farsamo oo ka shaqeeyo sida ay noqoneyso qaabka cadaalada dalka, waxa ayna soo saareen qabyo qoraal kaas oo aan  kuwada shaqeyneynay waxaana ka dhashay is faham guud” sidaa waxaa yiri Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulankaasi oo ay sidoo kale kaqeyb galeen Wasiirada Cadaalada ee Dawlad goboleedyada Jubbland, Hirshabeelle, Galmudug ,Koofur Galbeed, Puntland, iyo wakiilo ka kala socday Asluubta, Maxakamadaha iyo Cadaalada, ayaa waxaa la isku afgartay in la dardargaliyo talooyinka wax ku oolka ah ee logu hagaajinayo Cadaalada.

Wasiirka Cadaalada ayaa wada dadaalo lagu hormarinaayo cadaalada iyo garsoorka dalka Kulankaan kiisa xiga ayaa lagu qaban doonaa magaalada jowhar ee xaruunta gobolka shabelaha dhaxe.

Previous Post

Dowladda Myanmar oo burburisay Masjid 100 Sano dhisnaa

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In