Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dekedda Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hobyo ayaa siweyn loo soo dhaweeyey,waxaa uuna dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo dib u dhis ah.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaah Soomaaliya ayaa dhagax dhigay Dekedda Hobyo ee Gobolka Mudug, oo dhawaan dib u dhis lagu sameyndoono,si loogu qabto adeegyo muhiim u ah bulshada kunool Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen Madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,kuxigeenkiisa Maxmed Xaashi Cabdi Carabay iyo madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in Dekedda Hobyo ay muhiim tahay isticmaalkeeda maadaama ay Soomaaliya ay leedahay badda baaxadeedu ay weyn tahay.

Sidoo kale wuxuu dhagax dhig ku sameeyey mashruuc lagu dhisayo waddo isku xirta Magaalooyinka Hobyo,Cadaado iyo Caabud-waaq,wadadaasi oo muhiim u ah isu socodka dadka iyo gaadidka bulshooyinak kunool magaalooyinkaasi.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guda jira weli booqasho uu kumarayo deegaanada Galmudug,isagoo la filayo in dhawaan dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho.

Previous Post

Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

Next Post

Ku simaha R/wasaaraha XFS oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha

Next Post
Ku simaha R/wasaaraha XFS oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha

Ku simaha R/wasaaraha XFS oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In