Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisayo magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisayo magaalada Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafad cusub oo laga hirgalinayo magaalada Kismaayo.

Xaafadan oo loo bixiyay Bilan ayaa ka koobnan doonanta guryo caadi ah oo la dego, Suuqyo goobo Waxbarasho iyo Adeegyada kale ee muhiimka u ah deegaanka.

Related posts

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026

Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in xaafadan ay qayb ka qaadanayso dib u dhiska magaalada iyo koboceeda, isagoo ugu baaqay qurba joogtu in ay dalka maalgashadaan.

“Xaafadan oo kale Qurba joogta dibada ka soo laabanaysa haka faa’iidaystaan oo haku daydaan dib u dhiska dalku inaga ayuu ina sugayaa” ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland.

Previous Post

Xabsiga magaalada Jowhar oo la dhagax dhigay si dib u dhis loogu sameeyo

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo laba maalmood qaatay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In